Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Puntland oo Kahadley Weerar Luguqaaday Garoonka Diyaradaha Galkacyo
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 31 2008
Puntland oo Kahadley Weerar Luguqaaday Garoonka Diyaradaha Galkacyo
Written by Ali Moallim   
Saturday, 31 May 2008

Gaalcayo,(insidesomalia.org)- Maammulka Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Weeraro shalay galinkii danbe lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Gaal kacyo, iyadoo Maamulkaasi ka digay cawaaqib xumo ka dhalan karta Weerarkaasi.

Maareeyaha Garoonka Magaalada Gaalkacyo Saciid Cabdi Dhagaweyne oo Saxaafada la hadlay ugana warbixiyay Qasaarihii ka dhashay weerarkii shalay lagu qaaday Airport ka Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu sheegy in qasaaro xoogan uu soo gaaray Garoonka qeybo kamiid ah ayna gubatay qeybtii Cashuuraha ee Garoonka iyo qalab yiilay halkaasi, islamarkaana dhaawac uu soo gaaray dad rayid ah oo dhaxjoogey Garoonka.

Saciid Cabdi Dhagaweyne ayaa ugu baaqay shacabka koonfurta Gaalkacyo iyo Maamulka Gal Mudug in ay ka shaqeeyaan sidii wax looga qaban lahaa cidii ka danbeysay falkaan Maxkamadana la soo taagi lahaa si loga hor tago cawaaqib xumo ka dhalan karta weerarksi.

Waxaa uu sidoo kale Dhagaweeyne sheegay in arintasi loo baahan yahay in raali galin iyo weliba margadhaw laga bixiyo.

Shalay ayeey hayeed markii kooxo Maleeshiyaad ah oo ka soo jeeda Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ay weerar loo adeegsaday Qoriha looyaqaano Suuga ee Lidka Diyaaradaha ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, tasi oo sababtay in howlihii shaqo ee Airport ka Magaaladasi ay istaagaan.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >